Daawo Sawiro:Soodhaweyntii Garaad Mukhtaar Ee Laascaanood.

Waxaa Maanta magaalada Laascaanood Caasimada Gobolka sool Soo gaadhay garaad mukhtaar garaad cali buraale.

Garaadka ayaa si balaadhan Bulshada laascaanood ugu soodhaweeyen magaalada Laascaanood.

Caleema Saarka garaadka ayaa lagu wada in 12 bishan uu ka dhaco Magaalada Dharkayn Geeyo ee Gobolka Sool,

 62 total views,  1 views today