War-Saxaafadeed Shirkadda Telesom.

Buuhoodle{ Khaatumonews }Shirkadka ugu Baaxa weyn Gobolada Waqooyi ee Soomaaliya Telesom ayaa soo dhaweysay in Golaha Wakiillada Maamulka Somaliland ay ka noqdeen kootadii ugu xidhnayd internetka Fiber-Optica shirkadda Somcable.

War-saxafadeed Talesom ku bogaadisay Golaha Wakiilada Maamulka Somaliland ayaa lagu sheegay inay tahay talaabo Hormar leh oo loo qaaday dhanka Technoolajiyada,

 41 total views,  1 views today