VIDEO:Culimadu Maxay Ka Dhehen Xiisada Baledxaawo iyo Ciidamada Inta Muqdisho laga keeno Somali Kale loo Adeegsanayo,

Mid kamid ah Culimada soomaaliyeed ayaa wax laga weydiiyay Xiisada ka taagan Gobolka Gedo gaar ahaan Degmada Baledxaawo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Sheekha ayaa la weydiyay maxay Diintu ka qabta in Ciidan inta laga qaado muqdisho lageeyo degmo kale oo soomaaliya ah say ula dagaalaman umad kale oo soomaliyeed.

Sheekha ayaa sheegay in taasi tahay wax khalad ah oo aysan diintu ogolayn islamarkaana ah wax ka hor imaanaya diinta in soomaali askari ah loo qaado in uu dagaal la galo soomaali kale .

Culimada ayuu ugu baaqay wadadkani inay ka hadlan oo ka run sheegan waxa ka jira Gedo isagoo sheekhu sheegay in la odhan karo hal jufo ayaa isku dilasa Baledxaawo,

 46 total views,  1 views today