Deg Deg Daawo:Ciidamada Jubaland Oo Ku Wajahan Baledxaawo,

Waxaa Magaalada Mandheera dhanka Xuduudka soomaaliya usoo talaabay ciidamo aad u hubaysan oo kamid ah Kuwa darawiishta Jubaland,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Ciidamadan oo dib isu abaabul mudo kawaday gudaha Degmada Mandheera ee dalka kenya waxay dib ugu soo laabten xadka soomaaliya,

Ciidamadan oo aad u hubaysan ayaa la arkaayay iyagoo ka soo talaabay xuduudka oo dhexmaraya gudaha Magaalada mandheera ee Dalka kenya.

Cabsi dagaal oo xoogan ayaa laga dareemaya Degmada Baledxaawo ee Gobolka Gedo.

Shacabka Magaalooyinka Mandheera iyo Baledxaawo, ayaa sameeyay Barakac xoogan oo ay ka qaban dagaal mar kale ku dhexmara Deegaanka ciidamada jubaland iyo Dawlada Soomaaliya,

 48 total views,  1 views today