
Waxaaa Magaalada Garoowe caasimada puntland lagu soodhaweyay Garaad jaamac garaad Cali Garaadka Guud ee Dhulbahante,
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Garaad Jaamac Garaad Cali waxaa soodhaweyay madaxda maamulka Puntland iyo Wefti uu hogaaminaayo Garaad Mukhtaar garaad Cali Buraalle.

51 total views, 1 views today