DAAWO muqaal:Tima Jarayaasha Caalamka Oo Qaab Cusub Timaha u Xiiraya Baqdin Ay Ka Qaban Coronavirus,

Iyadoo uu caalmka aad ugu bahaayo Caabuqa coronavirus ayaa baraha Bulshada waxaa qabsaday muqaal layaab leh oo laga duubay mid kamid ah tima jarayaasha caalamka oo si layaab leh ugu xiiraya dadka timaha isagoo ka cabsi qaba caabuqa coronavirus.

HALKAN KA DAAWO……

 45 total views,  1 views today