Daawo:Dhalinyaro ka yaacday Burco iyo Hargaysa Oo Shir Ku Qabtay Muqdisho.

Waxaa Maanta Magalaada Muqdisho caasimada soomaliya ka dhacay xaflad balaadhan oo ay qabsaden dhalinyaro ka soo jeeda Beesha isaaq oo isaga soo yaacay Deegaanada maamulka somaliland Ee Burco iyo Hargaysa,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dhalintan oo u badan Rag iyo Dumar ayaa dawlada soomaliya usamaysay Urur lagu magacaabo Badbaado waqooyi kaaso sanad guuradii koobaad ay ku soo bandhigen Caasimada soomaaliya.

 47 total views,  1 views today