Deg Deg Daawo:Beesha Habar Jeclo Quus Ka Taagan Muuse Biixi iyo Kursigii Gudoomiyaha Kulmiye kuna Dhawaaqday Shir Garxajis iyo Habar Jeclo.

Kulan ay maanta Hargeysa isugu yimaadeen madaxda dhaqanka ee Beelaha Jabarjeclo iyo Garxajis ayay ku go’aamiyeen in bishan 15-keeda ay isugu yimaadaan shir u dhexeeya labadan Beelood.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Shirkan ayaa ka dhici doona magaalada Burco.

Shirkan ayay sheegeen in ay kaga tashanayaan horumarinta deegaamada ay deggaan iyo iskaashigooda.

Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cali, iyo Suldaan Cismaan suldaan Cali Madar, ayaa si wadajir ah u iclaamiay.

Shirkan ayaa u muuqda inuu yahay mid lagu samaynaayo Jeegaan Ka dhaxaysa Garxajis iyo Habar Jeclo.

 53 total views,  1 views today