
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale oo kamid ah Isimada dhaqanka SSC ayaa maanta si balaadhan loogu soodhaweeyay Caasimada Puntland ee Garoowe.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Garaadka oo ka soo duulay Dalka Maraykanka ayaa soodhaweyntiisa Garoowe waxaa ka qeyb qaatay dhamaan bulshada Reer puntland iyo Qeybaha kala duwan ee dawlada.
Garaad Mukhtaar ayaa lagu wada in 12 bishan lagu caleema saaro Deegaanka Dharkayn Geenyo ee Gobolka sool,

45 total views, 2 views today