
Waxaa goordhay Qarax ka dhacay Gudaha Magaalada Laascaanood Ee caasimada Gobolka Sool.
Qarax ayaa lala eegtay Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Sool ee Maamulka somaliland Ninka Lagu magacaabo Xasan Shiikh Maxamuud .
Gudoomiyaha maxkamada Gobolka sool Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ku dhintay qaraxan,
Wixii Soo kordha kala soco Khaatumonews.com

43 total views, 1 views today