War Deg Deg Ah:Ciidanka Cirka Kenya Oo Dhawr Gantaal ku Dhuftay Beladxaawo..

Waxaa Dagaal xoogan wali ka socda Magaalada Beladxaawo ee Gobolka Gedo dagaalkaasi oo udheexeya Ciidamada Dawlada soomaaliya iyo Kuwa Jubaland.

Dagaalkan ayaa inta badan ku fiday Magaalada Beladxaawo ee Gobolka Geedo.

Sidoo kale ciidanka Cirka kenya ayaa hada dhawr gantaal ku dhuftay Gudaha magaalada Baladxaawo iyo Xeryaha ciidanka Dawlada ee deegaankasi lamana oga ilaa hada khasaaraha,

Dadka ayaa aaminsan in Duqayntan kenya Tahay mid ay ku garab siinayaan ciidamada Jubaland .

Halka dadka qaarna ku tilmaamen inay jawaab ka tahay dhawr qori oo kusoo dhacay xadka Kenya oo ay soo riden ciidanka Dawlada soomaaliya ee la dagaalamaya Jubaland,

Isha ku hay Khaatumonews,com

 40 total views,  1 views today