War Deg Deg Ah Daawo::Dawlada Kenya Oo xidhay 8 Xildhibaan Oo Shalay La Kulmay Farmaajo,

Ugu yaraan sideed xildhibaan oo ka tirsan baarlamanka Kenya, kana soo jeeda gobolka Waqooyiga Bari ee Soomaalida, ayaa lagu qabtay garoonka Wilson Airport ee Nairobi, kadib markii ay safar qarsoodi ah ku tageen Soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Taleefishinka Citizen ee Kenya ayaa weriyey in xildhibaanada, oo hadda lagu hayo garoonka, ay Sabtidii diyaarad khaas ah ku tageen Soomaaliya, ayaga oo wada howl-gal sir ah, oo aan la shaacin waxa uu yahay.

Xildhibaanadan ayaa shalay safar qarsoodi ah ku tagay magaalada Muqdisho, lana kulmay Madaxweyne Farmaajo.

 55 total views,  1 views today