Deg Deg Daawo:Waraysi U Bixiyay Afhayeenkii Xildhibaanadii Xamar tagay Ee Nairobi Lagu xidhay,

Xildhibaan Maxamed Daahiye Ducaale oo ka mid ah xildhibaanadii ka socday dowladda Kenya ee maanta ka laabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in kulan dheer ay lasoo qaateen madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xildhibaanka ayaa sheegay in socdaalkooda Muqdisho ay ku war-geliyeen madaxa ugu sareeya sirdoonka dalka Kenya, isla markaana ay isla garteen in ay tagaan Muqdisho, ayna kula soo laabtaan wixii ay kala soo kulmaan.

 44 total views,  1 views today