Taliyihii hore Ciidamada Booliska Laascaanood Ayaa Dalbady dhawaan in Laga Badello magaalada Laascaanood loona BadelloGobol kale, HALKAN KA DAAWO VIDEO Taliyaha ayaa Baqdin iyo cabsi xoogan La soo daristay kadib markii Falal Qaraxyo iyo Dilal toogasho ah Bishan aan ku jirno loogu geestay Xubno kamid ah maamulka Somaliland Gudaha Laascaanood.Continue Reading

Wararka ka imaanayo dalka Jarmalka ayaa sheegayoa inuu wasiir ka tirsan wasiirada dalkaas isku dilay sabab la xiriirta cudurka sida weyn ugu faafayo addunyada ee Coronavirus. Wasiirka Maaliyada ismaamul goboleedka Hesse ee waddanka Jarmalka Thomas Schaefer ayaa nafsadiisa gooyay, waxaana meydkiisa laga helay agagaarka waddo tareen, sida uu xaqiijiyay VolkerContinue Reading

Maamulka somaliland ayaa si Kulul uga jawaabay hadal ka soo yeedhay Boqor Buurmadow oo kamid ah madax Dhaqameedka Somaliland islamarkaana sheegay in somaliland fashilantay loona baahan yahay inay Muqdisho wax la qeybsadan. HALKAN KA DAAWO VIDEO Nasir Cali Shire o kamid ah Barlamaanka somaliland, oo ka jawaabay hadal shalay kaContinue Reading

Madaxweynaha maamulka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) oo ka hadlayey qarixii is-miidaamiinta ee ay xalay Al-Shabaab ka fulisay gudaha magaalada Garoowe ayaa shaaciyey xog ku aadan weerarkaasi. HALKAN KA DAAWO VIDEO Deni ayaa marka hore tacsi u diray ehellada maruuxm Cabdisalaan Xasan Xirsi (Gu’jir) oo ahaan guddoomiyihii gobolka NugaalContinue Reading