
Maamulka Puntland ayaa ka hadlay Xaaalada Galmudug gaar ahaan Weeraradii Ka dhacay caasimada maamulkaas ee udhexeeyay Dawlada Soomaaliya iyo Kooxda Ahlu Sunna,
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Wasiirka arrimaha gudaha Puntland, Maxamed Dhabancad: Ayaa yidhi Isagoo ka hadlaya Xaalada Dhuumaraeeb’ “Waa nasiib-darro in dowladda federaalka ahi xoog u adeegsato bur-burinta dowladihii qayb-ta ka ahaa nidaamka federaalka ee dalku qaatay”!

49 total views, 1 views today