War Deg Deg Ah Daawo:Sheekh Shaakir Oo Qosol Ku Soo Gabagabeeyay Wixii Ka Dhacay Dhuusamreeb,

Sh Shaakir oo haatan warbaahinta kula hadlay Xarunta Inji ayaa sheegay in Masuuliyadii Amnigooda , tii Magaalada Dhuusamareeb iyo masuuliyada Hubkoodii iyo gaadiidkoodiiba ay Ku wareejiyeen General mascuud Maxamed Warsame oo ah Taliyaha Guutada 15-aad ee Qaybta 21-aad horayna u ahaa Taliyihii Ciidamada Ahlusunna ka hor intaan la qarameyn ciidamada

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Ahlu Sunna Waljamaaca waxay ahayd koox ku abuurantay marxalad ay abuurnaayeen koox kale oo urur diimeed ah, waxaana soo martay marxalado ay noqon lahaayeen jookarka siyaasadda deegaankay ku sugnaayeen, laakiin waxaas oo dhanba way lumiyeen.

Habeen may i taagin goob siyaasad lagu hayo ama lagu falanqeeyo, waxay ka ahaayeen kuwo waaqica ka dhagala oo waxa hareerahooda ka socda ka dhukan, qaabkan foosha xun in ay ku soo gabagabooyaan way muuqatay.

Xukuumaddu way ka faa’iideysatay fursad kasta oo Galmudug ku soo martay, Ahlu Sunna-na way beertaraysay fursad kasta oo soo marta

 49 total views,  1 views today