Deg Deg::Tacsi Cali khaliif Galaydh,

Waxaa Caawa Magaalada Buuhoodle Xarunta Goboka Cayn ku geeriyooday Caasha cabdi Xiiray oo kamid ah Haweenka Goboka Cayn.

Caasha Cabdi xiiray, ayaa ahayd Hooyada dhashay Dr Cali khalif Galaydh Madaxweynihii hore Khaatumo,

Caasha Cabdi Xiiray ayaa caawa fiidkii hore ku geeriyooday Magaalada Buuhoodle.

Maamulka iyo Shaqaalaha Khaatumonews waxay tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan dhamana umada soomaaliyeed gaar ahaan gobolka cayn siiba qoyska ay ka baxday Hooyo Caashaa Cabdi Xiiray

 47 total views,  1 views today