Deg Deg Daawo::Saraakiisha Puntland Oo Booqday Goobtii Shalay Lagu Jebiyay Maleeshiyaadkii Isaaq,

Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntand iyo Taliya Guud ee Ciidamada Daraawiishta Puntland ayaa Booqday jiida Hore Gobolka Sanaag, gaar ahaan Deegaanka Yubbe oo Shalay dagaal culus ku dhexmaray Maleeshiyaad Isaaq ah iyo Ciidanka Puntland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Taliyaha ciidanka Puntland iyo wasiirka Arrimaha gudaha ayaa sheegay in Dhawaan Ceerigaabo dhexmari doonto Puntland iyo Somaliand.

 65 total views,  2 views today