War qoraal ah oo sida la sheegay kasoo baxay Taliska ciidamada Daraawiishta Puntland, ayaa looga hadlay dagaal saaka ka dhacay duleedka deegaanka Hadaaftimo ee gobalka Sanaag oo ay isku dagaalameen Puntland & Somaliland.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Warsaxaafadeedkan, waxaa lagu sheegay in ay ciidamada Puntland ku filan yihiin difaaca deegaanadaas,
Ciidanka Darawwiishta Puntland ayaa dhirbaaxo aysan filayn ku dhuftay maleeshiyaad Isaaq ah oo saaka weerar gaadmo ah si beelaysan ugu qoo qaaday Deegaanka Gubataale ee Gobolka Sanaag.
Ciidanka Puntland ayaa qabtay ugu yaraan Konton Askai oo akmdi ahaa Maleeshoyaadkii beesha Isaaq,
Sidoo kale waxa jira khasaare dhimasho oo labada dhan ba ah.
Qorshahan Beesha isaaq ugu soo duulayso Dhulka Beesha warsangali ayaa kamid ah qosrhe Heshiis ay wada jir ugu gaadhen Dawlda Fadaraalka soomaliya iyo Maamulka Isaaq iyo Dawlada Itoobiya lana doonaayo in Gacanta loogu galiyo dhamaan Goboladii waqooyi Beesha isaaq,
