War Deg Deg Ah:Beesha Isaaq Oo Soo Weerartay Saaka Deegaanka Kalgubataale,

Maleeshiyaad ka soo jeeda beelaha Isaaq ayaa saaka soo weraray Kal- Gubataale , oo duleedka magaalada Hadaaftimo ee gobolka Sanaa ah,

Waa maalintii labaad oo maleeshiyaadka beelaha Isaaq iyaga oo gacan siinaya Alshabaab ay soo weeraraan deegaanada ay degto Beesha Warsangeli.

Waana markii ugu horaysay Isaaq soocan oo aan Marabidu wehelin ay dagaal ku soo qaadeen gobolka Sanaag.

Wixii warkan ku soo kordha Kala Soco Khaatumonews.com

 52 total views,  1 views today