Daawo:Dhaanto Caleema Saarka Garaad Mukhtaar Garaad Cali,

Shabakadda Khaatumonews Waxay halkan idin kusoo Gudbinaysa muqaalka dhaanto cajiib ah oo loogu talo galay Garaad Mukhtaar garaad Cali burale oo Beesha Cabdi graad Qayaad ku Caleema saaran doonto 12 Bishan Sadexaad ee 2020 Degmada Dharkayn Geeyno ee Gobolka Sool.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dhaanto Cusub oo Fanaanka Axmed Budul u Qaaday Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraalle, Wuxuu sidoo kale Dalxiis ku marayaa deegaano badan Wardheer ilaa Sanaag { Daawasho wacan ]

 100 total views,  2 views today