
Wasiirka Hawlaha Guud ee Maamul beeleedka Somaliland cabdirashiid Ducaale Qambi ayaa Si ay ka muuqato baqdin iyo walwal uga hadlay Mar kale Jabhada SSC ee Fadhigeedu yahay Buuhoodle.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Sidoo kale Cabdirashiid Ducaale Ayaa Shirkadda Shidaalka Ee Hass ku eedeeyay inay dhaqaalle Siiso Jabhada SSC,

61 total views, 1 views today