Deg Deg Daawo:Heshiis Ay Buuhoodle Ku Gaadhen Labada Garab Ee Jabhada SSC Ee Nugaal iyo Hawd,

Waxaa maanta Magaalada Buuhoodle Lagu soo Bandhigay Heshiis ay gaashen Saarakiisha Jabhada SSC ee Nugaal iyo Hawd oo ay kala Hogaaminayaan Faysal Falaalug iyo Cabdi Madoobe,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Madaxda Jabhada SSC ee Nugaal iyo Hawd ayaa usoo bandhigay warbaahinta maanta Heshiis ka kooban 9 qodob labada garab ku heshiiyen,

 67 total views,  1 views today