
Waxaa Maanta Gudaha ugalay Degmada Ceegaag Ee Gobolka Cayn Ciidamo U Hogaaminaayo Mahad Canhaashe oo maalmihii ugu Danbeeyay ku sugna Deegaanka Yeyle ee Gobolka Sool.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Mahad Canbaashe oo maamulka somaliland ugu magacaaban taliyaha Saldhiga Todobaad ayaa lagu wareejiyay ciidan Beeshaasi kamid ah oo la sheegay inay ka soo goosten Jabhada SSC,
Ciidamo Kamid ah Maamulka somaliland oo mahad Canbaashe hogaaminaayay ayaa mudooyinkan u joogay Deegaano kamid ah Gobolka Cayn inay kala furfuran Jabhada SSC Ee Fadhigeedo yahay Buuhoodle iyo caraweyn

67 total views, 1 views today