
Waxaa Goodhaweyd Shabakadda Khaatumonews soo Gaadhay muqaalka Madaxweynaha Maamulka Jubaland axmed madoobe oo jiida hore Degmada Jamaame kula jira ciidanka Difaaca Jubaland.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Axmed madoobe ayaa ka soo muuqday Muqaalkan isagoo Ridaya qoriga Soomalidu u taqaano Badh-daloolka ama Daba Jeexa,

71 total views, 1 views today