
Qiyaastii A$452,000 ($300,000; £230,000) ayaa loo uruuriyay wiilkan sagaal sanno jirka ah ee u dhashay waddanka Australia, taas oo qeyb ka aheyd olole la doonayay in wiilkaasi lagu geeyo Disneyland kaddib markii muuqaal uu walaaciisa ku muujinayo dunida qabsaday.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Yarraka Bayles ayaa waxa ay baraha bulshada soo dhigtay muuqaal ay ka duubtay wiilkeeda, Quaden, oo oynaya kaddib markii lagu bartilmaameedsaday iskuulka gaabnidiisa awadeed.

42 total views, 1 views today