Daawo sawiro:Alshabaab Oo Soo Bandhigtay Hub iyo Gaadiid Dagaal Oo Ay Ku Qabsaden Dagaalkii Ceelsaliini

Ururka Al Shabaab ayaaBaahiyay qeybta labaad ee sawirrada dagaalkii khasaaraha badan dhaliyay ee dhowaan ka dhacay saldhigga ciidanka qaranka soomaaliya ku lahaayen deegaanka Ceelsaliini ee duleedka magaalada Marka.

Qeybtan waxaa lagusoo bandhigay gaadiid dagaal iyo saanado melleteri oo Al Shabaab ay kusoo furteen dagaalkii Ceelsaliini.

Deegaan katirsan Sh/Hoose ayaa lagusoo bandhigay laba gaari Cabdi bilayaal ah oo ay ku xiranyihiin qoryaha dhashiikaha loo yaqaan iyo saanado kale.

 96 total views,  1 views today