
Madaxweynihii Hore Khaatumo Dr Cali khaliif galaydh ayaa qudbad Xalay ka jeediyay Magaalada Hargaysa uga hadlaayo xaalada Maamulka Somaliland.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Galaydh ayaa sheegay in Beesha La Baxday Somaliland ay ku khasban tahay la hadalka Dawlada Soomaaliya,

53 total views, 1 views today