Deg Deg Daawo:Borama Banaanbax Lagu Taageeray Muuse Biixi loogana Soo Horjeedo Dawlada Somalia

Waxaa ka dhacay Magaalada Boorama Banaanbax lagu taageeraayo Qudbadii Muuse Biixi u jeediyay islamrkaana uga hadlay Arrimo badan oo ay kamid tahay Wadahadalkii Itoobiya iyo Socdaalka Hargaysa ee Farmaajo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Shacabka Boorama ee usoo banaanbaxay Muuse Biixi miyeey ilooben 800 Boqol ee Qof ee Muuse Biixi Halka saac ku dilay Gudaha Borame.

 39 total views,  2 views today