Daawo:Faysal Cali Waraabe “isman odhan Somaliland Sidan Ayay Ku Danbayn Doonta”

Waxaa Maanta Magaalada Hargaysa kusoo laabtay Guduoomiyaha Xisbiga Ucid ee Maamulka somaliland Faysal cali waraabe.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Faysal ayaa saxaafada kula hadlay Afaafka hore ee Garoonka Diyaaradaha Hargaysa waxaana usheegay in Somaliland marayso meel uusan islahayn wey gaadhi doonta islamarkaana waxaa u qiray inay ku jirto xaalad adag oo u baahan in dagdag wax looga qabto,

 45 total views,  1 views today