War Deg Deg Daawo::Saraakiisha Jabhada SSC Oo Ka hadlay Duulaanka SNM Ee Buuhoodle,

Cabdiqani Sulub Jibriil Oo Ah Sarkaal Ka Mida Ciidamada Jabhada Ssc Ee Fadhigoodu Yahay Magaalada Caroweyn Oo Waqooyi Kaga Geeban Buuhoodle Una Jirta 50Km Ayaa Hada Wareysi Layeeshay Wariye Xuseen Xasan Cade.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Masuulkan u hadlay Jabhada SSC ayaa ka hadlay Duulaanka SNM Ku soo qaaday Deegaanka Caroweyn ee Gobolka Cayn oo dhawaan ay gaadhen Ciidamo kamid ah Jabhada SSC iyo Xaalada haatan ka taagan,

 49 total views,  1 views today