
Madaxweynaha Puntland ayaa magacaabay Gudiga Qabanqaabada Shirka Wada-tashiga Dowladda Puntland xubnaha hoos ku xusan:
1. Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad, Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha, Federalka iyo Dimuqraadiyadda _ Gudoomiye.
2. Ilyaas Cismaan Lugatoor, Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada _ Gudoomiye ku-xigeen.
3. Maxamed Cabdi Cismaan (Majiino), Wasiirka Wasaaradda Dekeddaha _Xubin.
4. Fardowsa Cismaan Cigaal, Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha _ Xubin.
5. Laylo Cabdi Cartan, Lataliyaha Madaxwaynaha _ Xubin.
6. Cabdiraxmaan Diiriye Carab, Xildhibaan _ Xubin.
7. Mahdi Siciid Xasan, Xildhibaan _ Xubin.
8. Cabdiraxmaan Maxamed Bangax, Bulshada rayidka _ Xubin.
9. Maxamuud Ismaaciil Ciyoon, Bulshada rayidka _ Xubin.
10. Axmed Cabaas Axmed, Bulshada rayidka _ Xubin.
11. Cabdiraxmaan Diiriye Samatar (Shuuqe), Bulshada rayidka _ Xubin.

41 total views, 1 views today