Liiska Madaxweynaha Farmaajo u raaci lahaa Hargeysa oo la helay .

Waxaa Goordhaweyd soo gaadhay shabakadda Khaatumonews liiska xubno u raacilaha Magaalada Hargayusa Madaxweynaha soomaaliya Maxamed Cabdilaahi farmaajo.

Safarka Madaxweyne Farmaajo oo baaqday ayaa waxaa ku wehelin laha xubno ka badan 12 oo kamid ah xukumada Madaxweyne Farmaajo,

1-Mohamed Abdullahi Farmaajo
2-Gudoomiyaha aqalka sare Senator Abdi Hashi Abdullahi
3-R/Xigeenka Mahdi Guled
4-wasirka Warfaafinta Maareeye
5-Xildhibaan Bihi cige
6-Wasiirka qorsheynta Jamal Mohamed Hassan
7_Wasirka kaluumeysiga Abdullahi Bidhan
8-Duqa Muqdisho Omar Finish
9-Abdinur Mohamed agaasimaha warfaafinta madaxtooyada
10: Abdi Sabtoow Umbare protocol ka madaxweynaha
10-Camera man madaxweynaha Cali Ducale
11-Gudoomiyaha haweenka Qaranka Batulo Ahmed Gabale
12-Wasiirka dastuurka Salah Jamac
Saxaafada
Sugaal Moalim Mohammud SNTV
Mohamed Foorno SNTV
Abdirizak Terra
Abdullahi Hersi Universal TV
Guled Salad Universal

 58 total views,  1 views today