Somaliland Oo Ciidan Keenaysa Caroweyn iyo Qorshaha Dulaanka Buuhoodle Oo Socda,

Maamulka somaliland ayaa colaad hurin kawada deegaano kamid ah Gobolka Cayn gaar ahaan Deegaanka Caroweyn ee Gobolka Cayn.

Somaliland ayaa abaabulaysa sidii ay ciidan u keeni lahaayen deegaanka Caroweyn ee Gobolka Cayn.

Maleeshiyaadkan Muuse Biixi qorsheenaayo inuu keenoDeegaanka Caroweyn ee Gobolka Cayn ayaa kamid ah Qorshaha Itoobiya dhabarka ka riixayso ee ay ku doonayso in Buuhoodle loogu gacan galiyo maamulka Somaliland.

Dhanka kale Jabhada SCS ayaa wada iyana dhaqdhaqaaq xoogan oo ay kaga difaacayso deegaanka Maleeshiyaadka Maamulka Somaliland.

Dhagartan Maamulka Somaliland soo maleegay ayaa inta badan Deegaanka Buuhoodle waxaa ay shacabku ka galen Heegaan Culus.

KHAATUMONEWS.COM

 46 total views,  1 views today