
Hogaanka sare ee Jabhada Ssc Col.Cabdirashiid Xuseen Cali Iyo Saraakiisha Ssc Ayaa Maaanta Siwayn Buuuhoodle ugu soo Dhaweeyay Col Faysal Falaalug Oo jabhada Ssc Ee Garabka Nugaal Iyo sool Madax Ka Ah.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Soo Dhaweynta Ayaa Bulshada Qaybeheeda Kale Siwayn Uga Qayb Qaateen
Socdaalka Faysal Falaalug ayaa imaanaya xili jabhada SSC isku diyaarinaso in Deegaanka SSC Guud ahaan Laga saaro Jabhada SNM..



88 total views, 1 views today