Mid kamid ah Siyaasiyiin Beesha isaaq ayaa ugu baaqay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo mar haduu qiray inay khalad iyo Danbi weyn ahayd Duqayntii Hargay in uu sooqabtqbo Hadhaagii Dawldii Mxamed SIyaad Barre S loo saaro Maxkamad.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wasiirkii hore ee wershedaha Somaliland siyaasi Maxamed Saleebaan-wayne oo maanta warbaahinta kula hadlay hargaysa ayaa sheegay in farmaajo looga fadhiyo Danbiga uu qiray inuu dhamaystiro.