Deg Deg Daawo:Shalay-bay Goodax Barre U Sacabisay Maantana Iyada iyo Hooyadeed Ayaa Raali Galin Wada!!

Waxaa Shalay Magaalada Boosaso ka soo Muuqday Qaar kamid ah Ardayda Dugsiga sare ee Boosaso Public kuwaaso u gacan haadinaya Dawlada Fadhigeedu yahay Xamar islamarkaana aan waxba ku darsan Nabada iyo Amniga ay ku jiifan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Ardaydan oo si khaldan looga duubay muqaal ay ugu gacan haadinayan Xukumada Xamar ayaa maanta waxaa mar kale warbaahinta ay ka soo muuqden iyaga oo wata waalidkood iyo maamulka iskuulka oo raali galin bixinaya kana siinaya reer Puntlad dhawaaqi sida sahlan ay ugu baahiyen Baraha Bulshada,

 51 total views,  2 views today