Mid kamid ah Haweenka Gobolka Togdheer Gaar ahaan Magaalada Burco ayaa Dhulka ku jiiday Hees dhawaan uu Gobolka sool usoo qaaday Fanaanka Reer Jigjiga Ee Axmed Budul.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxay tani kamid tahay Sida aan Reer SSC loogu ogolayn in Ay waxba ba ku yeeshan aduunyadda