War Deg Deg Ah:Ciidanka Puntland Oo Xidhay Boqolaal Arday ah Oo U Gacan Haadiyay Muqdisho,

Ciidamada Maamulka Puntland ee Gobolka Bari Ayaa xabsiga u taxaabay Boqolaal Arday ah oo Sameeyay isku soobax ay Ku taageerayaan Dawlada Soomaaliya,

Sidoo kale Saraakiisha ciidanka Puntlnd ayaa u yeedhay Maamulka sare ee Dugsiyada Sare kuwaaso wax laga waydiiyay talaabada ay qaaden Ardaydu..

War kasoo baxay Maamulka Dugsiga Sare ayaa lagu sheegay in aysan waxba ka ogeyn dhacdadan oo ay ku kooban tahay oo kaliya cida duubtay, taas oo ay iskaga beri yeelayeen dhacdooyinkii ka dhashay.

 49 total views,  1 views today