Madaxweynaha Maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo Wafdi balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa galankii dambe ee maanta u ambabaxay caasimada dalka Itoobiya ee Addis Ababa.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Muuse Biixi ayaa lagu soodhaweeyay Caasimada Itoobiya waxaana halkaasi Masuuliyiinta Dalkaasi ugu sameeyen Muuse Biixi Soodhaweyn Heer Calami ah.

Itoobiya ayaa Muuse Biixi u taagtay Calankiisa gaarka ah waxaana arrinkani uu yahay mid meel kaga dhac ku ah Qarannimada soomaaliya.

Itoobiya ayaa labo calan oo kala gaar ah ku soo kala dhaweysay Madaxweyme Farmaajo iyo Hogaamiyaha Maamulkaasi Somaliand oo labaduba kawada yimid Hal wadan.