Taliyaha AL-SHABAAB Ee Sanaag Oo loo magacaabay Muuse Dalaf

Muuse Jaamac Dalaf, oo ka mid ahaa kooxdii u shaqayn jirtay SNM ee Alshabaabka ku abuurtay buuraha Cal-Madow, islamarkaana sahanka iyo saadkana u gayn jiray Siciid Atom uguna gayn jirtay halkaas , sida lagu sheegay warbixin horay loo qoray ayaa mar kale beelaha Isaaq u magacaabeen inuu dar dar geliyo howshii uu horay u bilaabay .

Maleeshiyaadka SNM, oo markii ugu horaysay saldhig ka samaysatay Bariga magaalada Carmale ayaa taliyahoodda u magacaabay Muuse Jaamac Dalaf.

Mustafe Godane, oo ay aabihii Allah u naxariistee Godane Cali Bile ay ku dileen magaalada Ceerigaabo jabhaddii SNM ee Daahir Xaaji Nuur iyo Ina Mire ay madaxda ka Ahaayeen ayaa arinta ka danbeeya.

Waa nasiib daro in gobolka Sanaag oo ka degi la’yahay Agoontii aabayaashood Isir nacaybka loogu dilay gobolka.

 43 total views,  1 views today