Madaxweyne Kuxigeenka 1-aad ee Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan iyo qaar kamid ah gollaha Wasiirada Jubbaland ayaa Booqday Taliska Ciidamada Daraawiishta Jubaland ee Degmada Beladxaawo waxaana wasiiradda kamid ah wasiirka amniga Jubbaland Cabdiraahiid Janan.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Wasiir Janan iyo Madaxweyne Ku xigeenka Jubaland ayaa wada Olole xoogan oo looga saraayo Deegaano kamid ah Gobolka Gedo Dawlada Fadaraalka soomaaliya



