
Maamulka Puntland ayaa xiray xafiiskii Guddiga doorashooyinka dowladda Federaalka Soomaaliya ee Garoowe ku yaallay
Puntland ayaa xirtay Xafiiska Guddiga Doorashooyinka Dowladda Federaalka Soomaaliya Ee ku yaalay Puntland gaar ahan Garoowe si lamid ah sidaas waxaa la faray dhammaan masuuliyiinta heer Degmo iyo Gobol in aan wax howl ah oo la xiriira Guddiga Doorashooyinka Dowladda Federaalka laga qaban karin degmooyinka iyo gobolada Puntland.

48 total views, 1 views today