Deg Deg Daawo::Faysal Cali Waraabe Qiray Inay Hawanayaan Burco iyo Hargaysa.

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe Ayaa sheegay in Ay Hawanayaan Deegaanada Maamulka Somaliland Ee Burco iyo Hargaysa,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Faysal Ayaa sheegay in Burco iyo Hargaysa dhalinyarteedii ay u yaacen Xamar islamarkaana dadkii Aqoontalaha iskaga bexen Deegaanka.

 38 total views,  1 views today