Deg Deg::Dawlada Somaliya War Cadho Leh U Dirtay Kenya,

Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeesay dowlada Kenya in faragalin siyaasadeed iyo mid amni ay ku heyso Soomaaliya, waxa ayna dowlada Federaalka sheegtay in ay tilabaooyinka Kenya qaadeyso u wanaagsaneyn xiriirka labada dal.

War Saxaafaeeedka kasoo baxay dowlada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in xeerarka caalamiga ah kasoo horjeedaan in dowlada Kenya ciidankeeda qeybta ka ah AMISOM aysan u adeegsan qal qal galinta amniga iyo faragalin siyaasadeed

 51 total views,  1 views today