
Waxaa Magaalada Kismaayo Shir Ku qabtay Mid kamid ah Guryaha Magaalada Xubno sheegtay in ay yihiin isbadel doonta Jubaland.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Odayaal iyo Haweenka Shirka ku qabtay Kismaayo ayaa taageeray Qorshaha Dawladu kawado Gobolka Gedo iyagoona ugu baaqay in Ciidamada Dawladu geeysay Gedo ay keento KIsmaayo.

48 total views, 2 views today