Deg Deg Daawo::Lix qof oo Reer Buuhoodle ah oo Ku Dhintay Duleedka Degmada Sheekh

Waxaa Goordhaweyd Duleedka Degmada Sheekh Ku Dhintay in ka badan Lix qof oo Deegaan ahaan ka soo jeeda Buuhoodle.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dadkan Ayaa Dhintay kadib Shil Baabur oo Ka dhacay Dowga Sheekh oo sababay Dhimasho gaadhaysa Lix iyo dhaawac,

Gaadhiga oo saaka kas ooBaxay Hargaysa ayaa ku sii Jeeday Magaalada Buuhoodle ee Xarunta Goolka Cayn.

Liiska Hordhac ah ee Dadkii Dhintay.

2 Gabdhood iyo hooyadood oo dhintay Waxaa dhalay Ahmed Xandule Badawi( Khaalid)

Ina Adan Maxamed aw abdi Yax rer aw cali.

Ina Muxumud tuur tuur( Caraale Mahad)

Intaasi ayaa hada isoo gaadhay.

Alle Ha u naxariisto faah faahin la socda dhimo kale ayaa jira.

Waxaa Liiska ii soo diray shirkada gaadiidka ee waayeel xafiiskooda hargaysa.

 62 total views,  1 views today