Deg Deg:Dawlada Somalia Ka Codsatay Booliska Caalamka ee INTERPOL Inay soo Qabtan Wasiir Janan,

Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay waaran caalami ah (International Warrant), oo ku dooneyso in loogu soo gacan geliyo wasiirka amniga Jubaland Cabdirashiid Janan oo 28-kii Janaayo kasoo baxsaday xabsi uu kaga jiray Muqdisho.

Qoraal kasoo baxay booliska Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay arrinkaas xiriir kala sameysay Hay’adda Boliiska Caalamiga ah ee INTERPOL

 50 total views,  1 views today