
Waxaa Magaalada Doolow Ee Gobolka Gedo Ka dhacay Banaanbax Balaadhan oo Lagu Taageeraay Wasiirkii Amniga Jubaland Cabdirashiid Janan oo Ka Soo Baxsaday Xabsi uu mudo shan Bilood ah ugu jiray Dawlada Soomaaliya,
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Wasiir Janan ayaa Haatan ku sugan magaalada Nairobi caasimada Dalka Kenya isagoo u jooga Xaalad caafimaad.

47 total views, 1 views today