Daawo:Muuse Biixi OoTaliyaasha Isaaq Ee Tukaraq Jooga Siiyay Bilad Geesi.

Horjoogaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta Magaalada Hargaysa ku siiyay Bilad geesinimo Labo kamid Ah taliyaasha Beesha Isaaq ee Ku Sugan Tukaraq,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Ujeedka Bilad Geesidan Uu Muuse Biixi Siiyay Taliyaasha Isaaq ayaa ah in ay ku Muteesten Weerarka Dagaalka iyo Bahdilka Deegaanka Dhulbahante Ay Ka sameeyen.

 52 total views,  1 views today